Dagaal 11-Qof Shabaabka Looga Dilay iyo hal Dowlada Ah.

0
Monday August 01, 2011 - 11:55:31 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 897
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal 11-Qof Shabaabka Looga Dilay iyo hal Dowlada Ah.

    Dagaal Markale kudhax maray Duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gado Ciidamada Dowlada oo garab kahelaya Kuwa Amisom iyo CIidamada Ururka Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Markale kudhax maray Duleedka Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gado Ciidamada Dowlada oo garab kahelaya Kuwa Amisom iyo CIidamada Ururka Shabaab. Dagaalkani oo dhacay habeen barki xalay ayaa sida la sheegay waxa uu geestay qasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac hasa yeeshe waxa guulo kasheegtay dagaalki xalay dhinaca dowlada oo iyaga tilmaamay iney kaga awood roonaadeen shabaabka Dagaalki Xalay.

Taliye katirsan Ciidanka dowlada oo lagu magacabayo Aadan Cali ayaa warbaahinta usheegay in dagaalki xalay ay kudileen 11-Dagaalyahaniin shabaab ah isla markaana tiro kale dhaawac soo gaarsiiyeen isagoo dhanka kalena qirtay in xagooda laga dilay hal Askari.

"11-Dagaalyahan ayaan uga dilnay Shabaabka Dagaalki xalay", "Dhankeenana waxa naga soo gaaray dhimasho hal askari ah", ayuu yiri horjooge katirsan Ciidanka Dowlada kusugan Gobolka Gedo.

Dowlada, Ahlusunah, Amisom, Alshabaab oo dhamaan qeyb ka ah Dhinacyada Dagaalada Soomaaliya ayaa midna kudhawaaqin xabad joojin ku aadan bilashada bisha ramadaan taasi oo dhinaceeda kale ayba udiyaar garoobeen dagaal dhan waliba kudoonayo inuu awooda kuhantiyo

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip