Ciidanka Nabad Sugida Dowlada Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay ciidamo katirsan Kooxda Alshabaab oo isu soo dhiibay Dowlada Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya
Ciidanka shabaabka ee maanta isasoo dhiibay ayaa tiradooda lagu sheegay 50-Ruux ayaa warbaahinta horteeda ka qiray iney go’aansadeen iney isaga baxaan kooxdi hore uga tirsanaayeen ee Alshabaab iyagoona aqbalay cafiska ay ufidisay Dowlada Soomaaliya.Ibraahim Cumar Aadan oo ka mid ah saraakiisha hey’adda nabad sugiidda ayaa sheegay in hey’addu ku guuleeysatay sidii ay dhalinyarada uga wacyi gelin laheyd ficillada guracan ee shabaab wuxuuna intaa ku daray in dhaqan celin loo sameeyn doono si loo hagaajiyo mustaqbalkooda.Sidoo kale qaar ka mid ah dhalinyaradii ka soo goosatay shabaab ayaa iyaguna sharaxay waxa ay shabaabka u qaabilsanaayeen iyo hadda oo ay dowlada ku soo biireen waxa ay filan karaan iyagoo dareen farxadeed ka muujiyay sidii ay ciidamadu u soo dhaweeyeen.Ma ahan marki ugu horeysay ee Taliska nabad sugida Qaranka ay soo bandhigaan tiro dhalinyaro ah kuwaasi oo katirsanaa Kooxda Xarakada Alshabaab.
Name:
Email:
Website:
Comment:
19/02/2024 - 18:01:22
15/04/2022 - 12:11:24
27/03/2022 - 17:19:52
23/03/2022 - 20:08:25
19/02/2022 - 20:55:53
08/02/2022 - 23:19:22
07/02/2022 - 19:30:32
04/02/2022 - 13:48:12
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391560
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83668
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67517
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55075
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53437
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49956
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43868
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43203
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37751
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37751
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 962
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1220
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1121
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1025
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1088
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1113
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 994
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1411
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1218
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1144
Daawo Muuqaalada Ciidamo Kasoo Goosta Kooxda Alshabaab
Ciidanka Nabad Sugida Dowlada Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay ciidamo katirsan Kooxda Alshabaab oo isu soo dhiibay Dowlada Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya