Puntland oo Xayirtay Xarumaha TV-yada Universal & Somali Channel ee Puntland

0
Tuesday November 01, 2011 - 20:56:08 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Xayirtay Xarumaha TV-yada Universal & Somali Channel ee Puntland

    Maamulka Puntland ayaa soo saaray wareegto lagu xirayo Xarumaha Tv-yada Universal iyo Somalichannel ee kuleeyihiin Maamul Goboleedka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland ayaa soo saaray wareegto lagu xirayo Xarumaha Tv-yada Universal iyo Somalichannel ee kuleeyihiin Maamul Goboleedka Puntland. Wareegtadaani oo qoraal kooban lagu qoray isla markaana soo baxday 30-ki Bishi tagtay ee October, hasa yeeshe maanta lasoo gaarsiiyay xarumaha Tv-yada Universal iyo Somali Channel ee kuleeyihiin Puntland, ayaa lagu sheegay in labadaan TV-ay baahiyeen barnaamijyo lagu qal qal galinayo amaanka maamul goboleedka Puntland.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay agaasimayaasha Tvyada maanta laxayiray xarumahooda Maamulka Puntland hasa yeeshe waa marki ugu horeysay ee maamulka Puntland Xayiraan Tv-ga ugu afka dheer Tv-yada Soomaalida ee Universal.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip