Madax,shariif oo Boqolaal Somali ah Kula Ciiday Muqdisho (Sawiro)

0
Sunday November 06, 2011 - 12:12:32 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madax,shariif oo Boqolaal Somali ah Kula Ciiday Muqdisho (Sawiro)

    Guud ahaan masjidyada magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxa maanta si siman looga wada dukaday, dukashada Salaada ciidul Adxaha oo ay farxadeeda lawadaageen muslimiinta caalamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guud ahaan masjidyada magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxa maanta si siman looga wada dukaday, dukashada Salaada ciidul Adxaha oo ay farxadeeda lawadaageen muslimiinta caalamka. Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ayaa boqolaal shacabka muqdisho ah kula dukaday Masjidka Isbaheysiga ee ah Masjidka ugu weyn Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Dukashada Salaada kaidb ayaa madaxweyne shariif waxa uu lahadlay shacabka isagoo eebe ugu baaqay sanadkaan kiisa xiga eebe nagu gaarsiiyo nabad caam ah oo camimta dalka oo dhan,

Farxada saakay ee Munaasabada Ciidu Adxa ayaa kadhigan mid siweyn ay ugu faraxsan yihiin dadka soomaaliyeed gaar ahaan reer muqdisho kadib marki ay aad uyaraadeen dagaaladi foolka foolka ahaa ee muqdisho kadhici jiray .




























































Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip