Jaaliyada Rochester Minnesota oo tacsi u diraya Ehelada Marxumad Xaliima Cumar Axmed

0
Tuesday December 20, 2011 - 09:44:27 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Rochester Minnesota oo tacsi u diraya Ehelada Marxumad Xaliima Cumar Axmed

    INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ QOF KASTA WAQTIGA LOO QADAR AYEY DHIMANEE QAATUMADEENA ALLAAH SUUBIYO AAMIIN INTA DHIMATAYNE ALLAAH U NAXARIISTO.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ QOF KASTA WAQTIGA LOO QADAR AYEY DHIMANEE QAATUMADEENA ALLAAH SUUBIYO AAMIIN INTA DHIMATAYNE ALLAAH U NAXARIISTO.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka USA gaar ahaa Rochester Minnesota waxa ay halkaan tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaan Eheladiiiyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Allaah u naxariistee Marxuumad Gaashaanlad sare Xaliima Cumar Axmed oo dhawaan ku geeriyootay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi.

Dhammaan Jaaliyada Rochester Minnesota waxa ay Eebe uga baryeen in Marxuumada uu Ilaahey Janadii Firdowso kawaraabiyo Ehaladi iyo qaraabadii ay ka tagtayne uu samir iyo Iimaan ka siiyo Ehalada iyo Qaraabada Marxuumada oo ku kala sugan dalka gudiisa iyo dibadiisa.

Jaaliyada Rochester Minnesota waxa ay sheegeen in marxuumada ay ka tagtay dhammaan Umada Somaaliyeed oo aysan kaliya ka tagin Eheladii iyo Qaraabadii ka dhimatay kaliya iyagoo sheegay in ay aheyd Marxuumada Qof muhiim ku ah bulshada dhaxdeeda waxeyna Eebe uga baryeen in qabrigeeda uu qabow iyo Qaneecaad kusiiyo

Dhinaca kale Dhammaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Qaar ka mid ah aqristayaasha ku taxan Shabakada Warsheekh waxa ay ayagane Tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaan Ehaladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Allaah u naxariistee Marxuumada Xaliima Cumar Axmed oo ahed Gaashaalad sare waxeyna Marxuumada Ilaahey uga baryeen inuu janatul Firdowsa kawaraabiyo Eheladii iyo Qaraabadii ay ka tagtayne uu Eebe samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip