Ahlusunah iyo Alshabaab oo guulo kala sheegtay dagaal kadhacay G/Gaduud

0
Wednesday June 06, 2012 - 10:15:33 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ahlusunah iyo Alshabaab oo guulo kala sheegtay dagaal kadhacay G/Gaduud

    Afhayeen xarakada al shabaab dhinaca howlgalada sh C/csiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay G/galgaduud ay guulo ka gareen waxaana uu tilmaamay in ay dagaalka ku qabsadeen gadiid dagaal oo garaya 3gawaarida gaashaaman ah halka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeen xarakada al shabaab dhinaca howlgalada sh C/csiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay G/galgaduud ay guulo ka gareen waxaana uu tilmaamay in ay dagaalka ku qabsadeen gadiid dagaal oo garaya 3gawaarida gaashaaman ah halka ay gubeen mid kale sida uu yiri

Abuu Muscab waxaa u sheegay in ay dagaalada uga dhinteen 2 askari 3 kalena ay kaga dhawacmeen

Dhanka kale C/laahi Cali Samater oo ah madaxa warfaafinta Ahlu sunna ayaa beeniyay guusha ay alshabaab ka sheekteen jidgalkii shalay lagu sameeyay kolonyadii ah lu suna

Sido kale Samater ayaa isna waxaa uu sheeyain in Ciidamada Ahlu sunna ay dagalaka kaga dhawacmeen 2 askari halka uu mid kalena kaga dhawacmay

Maalmihi nasoo dhaafay ayaa waxa dib uqarxay dagaalo xoogan oo udhaxeeyo Ahlusunah iyo Alshabaab ay kaqarxeen deegaano katirsan gobolka Galgaduud kuwaasi oo wili ay kajirto colaadi Alshabaab iyo Ahlusunah.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip