Somaalida Denmark oo tacsi udiray Max'ed Dhere

0
Friday November 16, 2012 - 22:34:47 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4990
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaalida Denmark oo tacsi udiray Max'ed Dhere

    Guud ahaan jaalliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Denmark waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeesan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Halgame Maxamed Cumar Xabeeb oo ku magac dheeraa Maxamed Dheere si wadajir ah tacsi u diraayaan guud ahaan s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guud ahaan jaalliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Denmark waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeesan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Halgame Maxamed Cumar Xabeeb oo ku magac dheeraa Maxamed Dheere si wadajir ah tacsi u diraayaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed oo Halgamuhu ku dhex lahaa sharaf iyo sumcad aad u balaaran. Jaalliyadu waxay sidoo kale iyagoo aad u murugeysan si gaar tacsi ugu diraayaan Qoyska, Ehelada iyo Asxaabtii uu Mujaahid Maxamed Dheere ka geeriyooday. Marxuumkana waxay Allaha Waaxidka ah uga baryaayaan inuu u naxariisto Jannadii Fardowsana uu ka waraabiyo. Dhamaanteena samir iyo iimaan ilaah ha naga wada siiyo aamiin, aamiin Dadka Dhambaalka Tacsida dirraaya waxaa ka mid ah:

1- Cabdulaahi Macalin Aybakar
2- Ibraahin Galooti
3- Xaaji Axmed Cumar Maxamed
4- Xaaji Axmed Weheliye Cadaawe
5-Xaaji Muxudiin Xasan Cali Saaqle
6- Xaaji Abuukar Cismaan Koofuroow
7- Khaliif Calaahi Shaacib
8- Daahir Cabdulle Butugeey
9- Daa’uud Xuseen Ciidangale
10- Cabdiraxmaan Xasan Lixaati
11- C/laahi Cali Axmed
12- Daahir Ibraahim Waasuge
13- Yuusuf Xasan Jeeggo
14- Mahad Cabdulle Siyaad Afqooje
15- Muxidiin Xaaji Cabdi
16- Yuusuf Cali Xaaji
17- Saciid Jimcaale Raagge
18- Shiikh Xasan Dheere
19- Maxamed Faarax Guudlaawe
20- Maxamuud Macalin Ciise
21- Cali Jimcaale Garre Liceey
22- Cabdi Axmed Owfuu
23- Cabdi Maxamed Socdaal Qurux
24- Maxamed Xasan Doolow
25- Axmed Eenow
26- Xasan Cumar Gaab
27- C/laahi Ibraahim Deboosito
28- Khaalid Xuseen Ciidangale
29- Xasan Maxamed Hitiyoow Dheere
30- Muuse Maxamed Waasuge
31- Cabdiraxmaan Ceynte
32- Yoonis X. Maxamuud Shuuriye
33- Xasan Cali Ciise
34- Cabdulqaadir Codka
35- Axmedeey Gaasow
36- Ibraahin Muxudiin Rooble Laddu
37- Nuur Cali Cabdi Hogaan
38- Mahad Maxamed Xasan
39- Cabdixamiid Maxamed Xasan
43- Cusmaan Cali Caraale
44- Nuur Macow Maleele
45- Sheekh Abuukar Sh. Xuseen Cadde
46- Cumar Maxamed Abuukar
47- Saalax Aybakar Maxamuud
48- Cabdulqaadir Xasan Xuseen
49- Xasani Maxmed Cali
50-Cabdulaahi Shaacib
51- Ciise Ibraahim "Deboosito"
52- Ibraahim Calasoow
53- Ibraahim Nuur Cali Jimcaale
54- Cabeey Cali Ciise
55- Xasan Biikey
56- Cabdulqaadir Biille
57- Cabdinuur Cirka Cagoole
58- Cabdulqaadir Direey
59- Muxudiin Cali Tooxow
60- Cabdulrisaaq Cabdulle Siyaad
60- Liibaan M. Hitiyoow

GEERIDU WAA XAQ


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip