Marekanka Oo Kawalaacsan Xiriirka boka Haram Iyo Al-Shabab

0
Tuesday December 04, 2012 - 11:02:05 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marekanka Oo Kawalaacsan Xiriirka boka Haram Iyo Al-Shabab

    Hogaanka Maraykanka Ee Qarada Afrika Ayaa Sheegay In Hawgalka Ciidamada Midawga Afrika AMISOM Ay Si Weyn U Wiiqday Awodoihi Al-Shabab Ay Ku Lahayen Gobolada Wadanka Soomaaliya Waxana Uu Shaaca Ka Qaaday In Hawgalada AMISOM Ay Yihiin Kuwo Somaaliya K

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaanka Maraykanka Ee Qarada Afrika Ayaa Sheegay In Hawgalka Ciidamada Midawga Afrika AMISOM Ay Si Weyn U Wiiqday Awodoihi Al-Shabab Ay Ku Lahayen Gobolada Wadanka Soomaaliya Waxana Uu Shaaca Ka Qaaday In Hawgalada AMISOM Ay Yihiin Kuwo Somaaliya Ku Hogaamin Kara Dhanka Mustaqbala Wanagsan Ee Wadanka. Janeraal Cartar Ham Oo Wareysi Siinayay Wakalada Roytar Ayaa Sheegay In Xukuumada Washington Ay Weli Ka Walacsan Tahay Iskashigi Xoogan Ee Sii Balanaya Ee Islaamiyinta Qaarada Afrika.

Waxa Uu Shaaca Ka Qaaday Janaraalka In boka Haram Iyo Xarakada Al-Shabab Ee Soomaaliya Ay Ku Sii Balaaranayaan Gudaha Qaarada Afrika.

Ham Ayaa Sheegay In Ay Sii Wadi Doonan Tagerada Ay Siinayaan Dawlada Soomaaliya Iyo Hawgalka Walbo Oo Lagu Ciribtirayo Al-Shabab.

Sidoo Kale Waxa Uu Muujiyay Sida Ay Somalia Hataan Ugu Gudbayso Xaalada Wanaagsan Waxana Uu Amaanay Ciidmada Hawgalka Kawada Soomaalia Ee Ka Socda Midawga Afrika.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip