Allaha unaxariistee Marxuum Sheikh Abuker Sheikh Yusuf ( Huwa) wuxuu xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladdihii dalka Soomaaliya soo maray, gaar ahaan Dowladdii Militariga aheyd, wuxuuna ahay Siyaasi rug-caddaa ah, sarkaal sare oo ka tirsanaa jiray Xooggii dalka Soomaliyeed, sidoo kale wuxuu ahay Sheekh-weyn oo aad looga yiqiin G/Sh dhexe ee jowhar, qaasatan xerada heer Sheekh Muuse Cigale.
Mas'uuliyiintaan kala duwan waxay Illahay uga baryaysaa in uu marxuumka ka waraabiyo jannatul fardowsa, dhammaan eheladiisii, qaraabaddiisii, qoyskiisii iyo qaranka Soomaliyeedna ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin aamiin aamiin.
Waxaa Tacsi gaar ahaaneed diraaya mas'uuliyiinta hoos ku tixan oo kala ah:
1. Dr. Ibraahim Macow Cusmaan ( Ghandi)
2. Dr. Xasan Cali Calasow
3. Prof. MukhtarCabdi Calas
4. Haji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
5. Dr. Cusmaan Mohamed Sheekh
6. Sheekh Cali Xuseen ( Jaras)
7. Dr. Mohamed Ali Noor
8. Prof. Ali Jimale Ahmed
9. Islaw Ali Abdulqadir faqay
10. Yasiin Abuker Cariif
11. Khaliif Ahmed Ali Ulusow ( Dhagadheere)
12. Prof. Noor Ali Ga'al
13. Dr. Xasan Sabriye
14. Dr. Bashiir Haji Iimaan
15. Dr. Ahmed Islaw Mohamoud
16. Prof. Muudey
17. Haji Hussein Caadle
18. Macallim Axmed Xalane
19. Sheekh Moh'ud Sh. Abdi ( Roorow)
20. Caaqil Daahir Siyaad Damey
21. Dr. Mire Ali Siyaad
22. Dr. Abdi Ali Macallim ( Faroole)
23. Muhudin Hassan Ali
24. Mahad Daa'uud
25. Musadiq Sheekh Saa'id
26. Caaqil Xuseen Jimcale
27. Drs. Faduma Ahmed Barrahow
28. Mohamed Hassan Nurow ( Abdulle)
29. Seynab Ugas
30. Caasha Yeberow
31. Safiye Hassan Tifow
32. Drs. Caasha Xasanley
33. Dr. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
34. iyo Maamulka Dugsiga Aden Adde ee
Magaalada Rochester MN.
Wabillaahi Towfiiq
Dr. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
Bacadle7@hotmail.com
Rochester, MN.
INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN MARXUUM ( SH. ABUUKER HUWA))
Waxgarad-kaan Soomaaliyeed ee isugu jira aqoonyahano dalka aad caan uga ah, siyaasiin, culumaa'udiin, nabbaddoonyo, suxufiyin iyo qeybo fara badan oo ka kooban bulshada Soomaliyeed qeyba-heeda kala duwan, waxaay aad & aad uga naxeen geeridii ku