waxaa maanta oo taariikhdu tahay 29/1/2013 17/3/1434 waxaa qabuuraha sh muxyadiin maclin mukaram lagu qabtay siyaaraddii mufti bilaad sh maxamed muxyadiin maclin mukaram oo sanad walba lagu qabto qabriga uu sheekhu ku aasan yahay siyarada waxaa ka soo qayb galay culumo fara badan ugu horeyntii waxaa meeshala aqriyey quraanka kariim ka ka dib waxaa halkaas la bilaabay mowliidka markii mowliidka halkaas ku dhamaaday waxaa bilowday qasaaidyo lagu weyneynaayo sheekha waxaa kaloo lagu soo bandhigay xadro xadradaas oo socotay ilaa laga soo qatimo siyaaradda sheekh maxamed muxyadiin maclin mukaram siyaaradda waxaa soo xaadiray culumadda aalu faqiih jamaaecadda dariiqadda sayid axmed rifaaci alkabiir waxa kaloo soo xaadiray xertii uu wax baray sheekha iyo awlaadooda
Daawo Sawirada Siyaarada Sh: Muxyadiin Maclin Mukaram
waxaa maanta oo taariikhdu tahay 29/1/2013 17/3/1434 waxaa qabuuraha sh muxyadiin maclin mukaram lagu qabtay siyaaraddii mufti bilaad sh maxamed muxyadiin maclin mukaram oo sanad walba lagu qabto qabriga uu sheekhu ku aasan yahay