Prof Samatar oo Sujuud udhacay kadib marki uu gaaray Hargeysa

0
Sunday June 02, 2013 - 22:27:51 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Prof Samatar oo Sujuud udhacay kadib marki uu gaaray Hargeysa

    Professor Axmed Ismaaciil Samatar iyo koox uu hogaaminayo ayaa ka soo dagay Madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Professor Axmed Ismaaciil Samatar iyo koox uu hogaaminayo ayaa ka soo dagay Madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport. Professor Samatar markii uu gegida soo caga dhigtay ee uu ka soo dagay diyaaradda waxa uu qabsaday Sujuud isagoo ilaahay uga mahadnaqay ku soo laabashada uu ku soo laabtay Somaliland.

Axmed Ismaaciil Smatar waxa uu si kooban warbaahinta ugu sheegay in uu War buuxa isla markaana marka uu Indha Indheeyo ee uu war helo ka hadli doono ujeedada safarkiisa.

Wariyayaasha oo weydiiyay aragtida cusub ee uu Somaliland ka qaatay wuu ka gaabsaday in uu war badan ka bixiyo hase yeeshee waxa uu xusay Somaliland in ay waligeedba jirtay.

Axmed Ismaaciil samatar mar ay warbaahintu wax ka weydiisay Aragtidii uu ka qabay Somaliland ee uu warbaahinta kaga doodi jiray waxa uu ku adkaystay wali doodu inay sii socon doonto oo wax badan la is weydiin doono.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip