Somali Diiday Yabooha Shirka Brusels oo isu soo baxday (Sawiro)

0
Monday September 16, 2013 - 15:20:18 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somali Diiday Yabooha Shirka Brusels oo isu soo baxday (Sawiro)

    Soomaali si weyn udiidan yabooha kasocda Shirka New Deal ee Brusels isla markaana lagu taageerayo dowlada ayaa waxey isasoo tubeen afaafka hore ee halka Shirka kasocda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaali si weyn udiidan yabooha kasocda Shirka New Deal ee Brusels isla markaana lagu taageerayo dowlada ayaa waxey isasoo tubeen afaafka hore ee halka Shirka kasocda Soomaalidaani oo watay boorar lidi ku ah shirka iyo waliba sawirada madaxda dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo lasaaray calaamad ayeey ku qeylinayeen ineysan ku faraxsaneen dar dar galinta beesha Caalamka ee dowlada xiligaan jirta ee Soomaalida.
'
Shirkaani oo iminka marayo qeybihi ugu dambeeyay ee qudbadaha ayaa wararki ugu dambeeyay ee aan  kahelnay muujinayaan sida beesha caalamka ugu heelantahay wax uqabashada Umada Soomaaliyeed ee la daaladhaceesay mudadi 22-sano ee bur burka iyadoo sidoo kalena qurba joogta nasiibka uheshay iney nolol iyo waxbarasho kuhelaan  maanta isu soo taageen mucaaraa yabooha ee uhamuun qabaan walaalahoodi kusugan gudaha dalkaasi bur buray.

Wasiirada Arimaha Bulshada dowlada Soomaaliya Drs Maryan Qaasim ayaa mar ee qudbad ka jeedineesay madasha shirka ka socday waxa mar qura  sawaxan taageero is qabsaday howlka shirka kasocday kadib marke ka dhawaajisay qorshaha wasaaradeeda ee ku aadan in waxbarasho Bilaash ah ee heleen dhamaan Da'yarta Soomaaliyeed ee ku kala sugan min gobol Ilaa tuulo Soomaali ah.

Si kastaba oo ee ahaataba waxa la filayaa in shirka ee kasoo baxaan go'aano raali geliya guud ahaan umada soomaaliyeed
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip