Kooxda Athletic Bilbao Aya Isha Ku Heyso Xiddiga Kooxda Chelsea Ee Cesar Azpilicueta

0
Wednesday September 25, 2013 - 18:21:52 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Athletic Bilbao Aya Isha Ku Heyso Xiddiga Kooxda Chelsea Ee Cesar Azpilicueta

    Wargeesada Dalka Ingiriiska Ee The Daily Express Aya Waxu Uu Sheegay In Kooxdan Dalka Spain Ee Athlectic Bilbao Inay Dalab U Dirsan Doonto Xiddigan Bisha January Ee sanadka Cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargeesada Dalka Ingiriiska Ee The Daily Express Aya Waxu Uu Sheegay In Kooxdan Dalka Spain Ee Athlectic Bilbao Inay Dalab U Dirsan Doonto Xiddigan Bisha January Ee sanadka Cusub. Dhinaca Kale Neh Kooxdan Ku Magaca Dheer Basque Aya Waxa Dhaqaale Soo galeen Kadib Markii Ee Javi Martinez Ka Iibiyeen Kooxda Bayern Munich.

In Kastaba Ha ahate Kooxda Athletico Aya Waxey Ee Wali Ka War sugayaan In Kooxda Chelsea Inay U Ogalaato In Xiddigan La Iibiyo Bisha January.




Laacib.so
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip