somali nabad

0
Wednesday October 16, 2013 - 17:52:17 in Arrimaha Bulshada by
  • Visits: 1893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    somali nabad

    shaki laga qabo gudoomiye axmed madoowe warbixin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

shaki laga qabo gudoomiye axmed madoowe warbixin  : Gudoomiyaha Maamulka Kumeel gaarka ah ee Gobolada Jubbooyinka Axmed madoobe oo shalay meel fagaaro ah kala hadlayay dadka reer Kismaayo ayaa shaaciyay inuu cafiyay tiro cidiamo kuxiran xabsiga magaaladaasi munaasabada ciida darteed. Isla marka hadalka gudoomiyaha ee kudhacday dhagaha shacabka ayaa durba waxa bilowday guux xoogan oo dadka reer Kismaayo baryihi danbe isla dhax marayeen kaasi oo sheegaya in Gudoomiyahooda uu madax furasho ka qaatay Ururka Alshabaab si uu usii deeyo ciidamada gacanta kujira .
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip