Erick Thohir: Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Messi Ku Arko Funaanada Inter Milan

0
Wednesday December 04, 2013 - 09:59:45 in Sports by Web Admin
  • Visits: 1854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Erick Thohir: Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Messi Ku Arko Funaanada Inter Milan

    Maal qabeenka ree Indonesia ee la wareegay kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga Erick Thohir ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu arko Lionel Messi laacibka kooxda Barcelona isagoo xiran funaanada Inter milan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maal qabeenka ree Indonesia ee la wareegay kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga Erick Thohir ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu arko Lionel Messi laacibka kooxda Barcelona isagoo xiran funaanada Inter milan. Thohir oo saxafada lahad lay ayaa yiri” dhabtii waxaan doonayaa in Messi uu ka mid ahaado laacibiinta kooxda Inter, waxaan joognaa Milan waxaana martiqaadi doonaa Final-ka Champions League 2016, wax walbo oo suurto gal ah ayaan sameeyn doonaa si aan ugu guulaysano Champion-ka markaas.

Thohir ayaa ku daray” waxaan doonayaa inaan ka dhigo Inter Milan koox xoogan, koox lamid ah kooxaha waa wayn ee hada sida ugu awooda badan yurub.

Waxaa xusid mudan in Erick Thohir loo dooraty madax waynaha kooxda Inter Milan markuu iibsaday kadib.

Source: Laacib.net


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip