Bandhig Faneedyo Hordhac U Ah Khudbadaha Munaasabadda Caleema Saarka Oo Madaxtooyada Garoowe Ka Socda "SAWIRRO"

0
Friday January 24, 2014 - 20:20:48 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bandhig Faneedyo Hordhac U Ah Khudbadaha Munaasabadda Caleema Saarka Oo Madaxtooyada Garoowe Ka Socda "SAWIRRO"

    Madaxtooyada Garoowe Waxaa si toos ah hadda uga socda xafladda caleema saarka hogaamiyaasha cusub ee maamul goboleedka Puntland, ka sokow wafuudda ka qeyb gelaya caleema saarka ay halkaas ku suganyihiin fannaaniin iyo suugaanley kala duwan oo halkaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyada Garoowe Waxaa si toos ah hadda uga socda xafladda caleema saarka hogaamiyaasha cusub ee maamul goboleedka Puntland, ka sokow wafuudda ka qeyb gelaya caleema saarka ay halkaas ku suganyihiin fannaaniin iyo suugaanley kala duwan oo halkaas kusoo bandhigaya gabayo, heeso iyo baraanburro lagu caleema saarayo madaxda cusub ee maamulkaas,

Saacadaha dambe ee caawa saqda dhexe ayaa la filayaa in ay billowdaan qudbadaha ay jeedindoonaa madaxda ka qeybgelaya xafladda. waxaana dadka ka qeyb gelaya ay gaarayaan boqolaal qof oo isaga kala yimid dalka iyo dibadda.Inta ay xafladdaasi socoto iyo hadallada laga jeediyo waxaad kala socondoontaan warbaahinta qaranka soomaaliya.

Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip