Goormuu Rumoobi Doonaa Hadalka Tababaraha Inter

0
Monday February 03, 2014 - 11:31:41 in Sports by Web Admin
  • Visits: 1560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goormuu Rumoobi Doonaa Hadalka Tababaraha Inter

    Macalinka kooxda Inter Milan Walter Mazzarri ayaa qirtay in daafacoda qaldana ayna cashir ka baran doonaan guuldardii xalay ka soo gaartay kooxda hogaanka Serie A heysata Ee Juventus kadib Markii 3-1 ciyaar ku soo gabagabowday looga guuleystay Inter.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Macalinka kooxda Inter Milan Walter Mazzarri ayaa qirtay in daafacoda qaldana ayna cashir ka baran doonaan guuldardii xalay ka soo gaartay kooxda hogaanka Serie A heysata Ee Juventus kadib Markii 3-1 ciyaar ku soo gabagabowday looga guuleystay Inter. daqiiqadii 16 ayeey heshay kooxda juventus goolka 1-aad waxaan u dhaliyay Lichtsteiner qeybtii labaad Ee ciyaarta goolka 2-aad waxa dhaliyay daafacoda Chiellini daqiiqadii 47 balse inta kuma ekaan waxa goolka si raacsaday Vidal oo daqiiqadi 56.

Daafacyada Inter Milan waxa ka muuqatay dabacsanan dheeri ah waxeyna awoodi waayen inay shabaqoda ka ilaashadan kooxad marwada duqda ah balse Rolando ayaa gool sharafeedka u dhaliyay kooxdisa daqiiqadi 72 sidaa ayayna ciyaarti ku dhamatay.

Walter Mazzarri ayaa yiri "waxaan ciyaarnay ciyaarn aan wanaagsaneyn aad ayaan u liidanay lakiin cashir ayay noo noqon doonta oo wax badan baa inooga kor dhay waxaan ciyaareynaa ciyaaar kubada cagta ah oo leh hab xeeladeed saxan waxan isku dayaya da’a yarta inan ku caawiyo inay hormaran”.

"waa sanad kooxda ay dhismo ku socoto waxan luminay ciyartoy muhiim u ahaa kooxda waxaan u baahan nahay guul, sidaa darted waana gaari karnaa” ayuu ka dhawjiyay Walter Mazzarri.

Inter ayaa sanadahan dambe wajaheysa dhibaatoyin badan iyadoo hoos u dhac weyn ay heysato kooxda Nerazurri oo heerkan aan weli lagu arag sanadihii hore oo ay u tartami jirtay Serie A iyo Champions League.

laacib.net
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip