Kooxaha waaweyn ee Yurub iyo Xidigaha ay daneenayaan

0
Thursday February 13, 2014 - 16:06:23 in Sports by
  • Visits: 1857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxaha waaweyn ee Yurub iyo Xidigaha ay daneenayaan

    Barcelona Xiiseyneysa David Luiz Barcelona ayaa muhiimad weyn saari doonta sidii ay xagaagan u soo heli laheyd saxiixa daafaca kooxda Chelsea David Luiz. Xigasho: Daily Mirror

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona Xiiseyneysa David Luiz Barcelona ayaa muhiimad weyn saari doonta sidii ay xagaagan u soo heli laheyd saxiixa daafaca kooxda Chelsea David Luiz. Xigasho: Daily Mirror

AC Milan oo xiiseyneysa Veltman

AC Milan ayaa xiiseyneysa saxiixa daafaca kooxda Ajax Joel Veltman, laakiin waxa ay wajaheysaa dagaal adag oo ku aadan helida daafaca caalamiga ah ee reer Holland.

Xigasho: Corriere dello Sport

Inter oo dooneysa Evra

Kooxda Inter Milan ayaa diyaar u ah in ay u dhaqaaqdo danbeedka bidix ee Kooxda Manchester United Patrice Evra.

Daafaca reer Faransa ayaa qadaraaska uu kula joogo kooxda xilli ciyaareedkii hore ku guuleystay Premier League waxana uu dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Xigasho: Corriere dello Sport

Arsenal oo Diirada saaratay Balotelli

Arsenal ayaa 30 milyan oo yuro ku dooneysa weeraryahanka kooxda AC Milan Mario Balotelli.

Warka waxa uu intaasi ku darayaa in wakiilka Balotelli Mino Raiola lagu wado in uu la kulmo macalinka kooxda Arsnela Arsene Wenger.

Xigasho: Mediaset

 


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip