Milner: "Malaga yaabo in aan ka tago Man City"

0
Monday March 03, 2014 - 12:26:46 in Sports by
  • Visits: 1433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milner: "Malaga yaabo in aan ka tago Man City"

    Ciyaariyahaaankaan qadka dhexe uga ciyaara Kooxda Man City ninka lagu magacaabo James Milner ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in uusan marnaba uusan ka tagi doonin Kooxdiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaariyahaaankaan qadka dhexe uga ciyaara Kooxda Man City ninka lagu magacaabo James Milner ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in uusan marnaba uusan ka tagi doonin Kooxdiisa. Milner oo ah xidig u ciyaara Man City ayaa waxa uu wargeyska Thae Mirror u sheegyay: "Waxaan ku qanacsanahay in aan sii joogo kooxdeeda man city mana ka tagi doonno"

Ciyaariyahaan oo waayihii ugu danbeeye kasoo muuqanaye kursiga keydka ayaa dhanka kale waxa uu The Mirror u sheegay in uu jecel yahay in uu mar walbo u safto kooxda Man City laakiin uu yiri aysan kasuura galeenin safnaanshaheega kooxda Ciyaar walbo oo la ciyaarayo.

James Milner ayaa waxa uu cadeeye in uusan ka tagi doonin Kooxdiisa Man City wax walboo dhaco asagoona dhanka kale tilmaamay in uu ku qanacsan yahay kooxda.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip