Muhiimadda ay leedahay asaaska dallad isku xirta dhallinyarada Soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan looga hadlay (Ujeedada asaaska dalladda) + VIDEO

0
Tuesday December 02, 2014 - 09:14:26 in Wararka by
  • Visits: 1244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muhiimadda ay leedahay asaaska dallad isku xirta dhallinyarada Soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan looga hadlay (Ujeedada asaaska dalladda) + VIDEO

    Dhallinyarada Muqdisho, Baraawe iyo Marka ayaa kulan ballaaran ka yeeshay sidii ay u sameysan lahaayeen dallad isku xirta isla markaana danahooda iyo horumarkooda u howl gasha, waxaana kulan arrintaasi looga hadlayo oo ka dhacay magaalada Marka ee go

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhallinyarada Muqdisho, Baraawe iyo Marka ayaa kulan ballaaran ka yeeshay sidii ay u sameysan lahaayeen dallad isku xirta isla markaana danahooda iyo horumarkooda u howl gasha, waxaana kulan arrintaasi looga hadlayo oo ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose ka soo qeyb galay saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka,
Dhallinyarada saddexda magaalo iyo mas'uuliyiin kale, kuwaasi oo dhammaantood taageeray kulankaasi siyaabo kala duwanna uga hadlay asaaska dalladda isku xirka dhallinyarada Soomaaliyeed.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip