Da’ yarkaan ayaa ka tagay Camp Nou xagaagii hore isagoo ku
biiray kooxda difaacaneysa Champions League ee Bayern Munich.
22 jirkaan ayaana qirtay in u wareegistaas ay keentay markii
uu aaminaad tayadiisa ah ka waayay kooxda Blaugrana.
"Go’aankeygii aan ku imid Bayern waxa uu ahaa mid cajiib ah.
Waxa i soo jiitay madaxdooda. Waxaan Barcelona ka helay dareenka ah inaysan i
aaminsaneyn.” ayuu Thiago u sheegay majalada Jarmalka ka soo baxda ee Kicker.
"Bayern waa kooxda adduunka ugu fiican, waana wax weyn inaan ka ciyaaro Bundesliga.”
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391513
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83591
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67481
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55035
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53374
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49917
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43829
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43168
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37702
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37651
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 889
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1105
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1013
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 933
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1008
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1028
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 900
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1304
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1120
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1023
Laacib ka qad ka dhaxa bayer thiago Alcantara: ayaa shegay in Barcelona Ima Aaminsaneyn
Thiago Alcantara ayaa shaaca ka qaaday in go'aankiisii uu ugu biiray Bayern Munich inay sabab u aheyn i Barcelona aysan isaga kalsooni siinin.