Wararki ugu dambeeyay Tahriibayaashi dib loogu soo celiyay Turkiga

0
Tuesday November 09, 2021 - 11:41:36 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararki ugu dambeeyay Tahriibayaashi dib loogu soo celiyay Turkiga

    Tahriibayaashaan oo la socday labo doonyood oo si sharci darro ah ku galay dalka Greece ayaa waxaa saarnaa 31 qof. 14 kamid ah waxay ahaayeen rag, 14 dumar ah iyo saddex carruur ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tahriibayaashaan oo la socday labo doonyood oo si sharci darro ah ku galay dalka Greece ayaa waxaa saarnaa 31 qof. 14 kamid ah waxay ahaayeen rag, 14 dumar ah iyo saddex carruur ah.



Dowladda Greece ayaa gabi ahaanba diiday in dalkeeda ay galaan tahriibayaal Soomaali ah, iyadoo xustay in dowladda Giriiga ay dhowr jeer oo hore u xirtay tahriibayaal Soomaali ah.

Sanadihii ugu dambeeyay waxaa sii kordhayay qulqulka dhalinyarada Soomaaliyeed ee tahriibayaasha ah, kuwaasi oo inta badan sii mara badda u dhaxeysa Turkiga iyo Greece.

Soomaalida ayaa marar badan la kulma dhibaatooyin kala duwan oo dhanka badda ah.

Soomaali badan ayaa xabsiyada Greece ku jira, kuwaas oo lagu helay iyagoo si sharci darro ah dalkaas ku galay.

Greece sharciyo aad u adag ayaa uga degsan soo galootiga sharci darrada ah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip