
0
Halyeeygaan daafaca dhexe ayaa xanuun daran ka qaban jilibka
taasoo la micno ah inuu ka fariisto ciyaaraha dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Kooxda Blaugrana ayaa xaqiijisay in daafaca dhexe uu hortagi
doono suxufiyiinta galabta waqtiga Spain 4ta galabnimo.
Si kastaba, ma jiraan hadal rasmi ah oo ka soo baxay kooxda ama ciyaaryahanka oo ku saabsan sababta shirka jaraa;id uu u qabayo Carles Puyol.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392168
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84095
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55487
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53999
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44252
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38652
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38187
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1692
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2029
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1800
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1876
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1782
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1847
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2294
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2238
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1990
Carles Puyol Oo Maanta La Filayo Inuu Ku Dhawaaqo Inuu Ciyaaraha Ka Fariisanayo
Kabtanka Barcelona Carles Puyol ayaa qaban doona shir jaraa'id maanta 6pm marka ay tahay saacada geeska Afrika iyadoo la isla dhexmarayo inuu ku dhawaaqi doono inuu ciyaaraha ka fariisanayo.