Maamuladda Soomaaliland iyo Putland ayaa waxaa la sheegayaa in ay madaxa ay isku la jiraa xilli maamulka Soomaaliland uu ku hanjabay in uu qabsan doonno Magaaladda Garowe.
Maamuladda Soomaaliland iyo Putland ayaa waxaa la sheegayaa in ay madaxa ay isku la jiraa xilli maamulka Soomaaliland uu ku hanjabay in uu qabsan doonno Magaaladda Garowe. Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Siilaanyo ayaa la sheegay in uu dhowr saacadood ku sugnaa dagmada laas-qoray asagoona halkaasi dhagax dhigay dhowr meelood oo laga fulinayo mashaariic iskugu jirta Waxbarasho iyo Caafimaad.
Dhanka kale Maamulka Putland iyo Shacabka maamulkaasi ayaa waxa ay arin aad loola yaabo ku noqotay imaanshaha siilaayo ee laas-qoray ayagoona kamuujiyay in ay ka argagaxeen.
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Putland ayaa yiri: "Runtii Aad baan uga argagaxnay in Madaxweyne Siilaanyo uu yimaado
Laasqoray, mana anan ogayn imaatinkiisa, Laasqorayna waa magaalo
Puntland ka tirsan,".
Sikastaba Maamuladda Somaliland, Puntland & Khaatumo, ayaa ku muransan
Lahaanshaha Goboladda Sool, Sanaag & Degmadda Buuhoodle, waxaana
Murankaasi oo Muddo soo jiitamay uu sababay in dhowr Sano kahor
magaalada Laascaanood oo xarunta u ah Gobolka Sool ay gacanta u gasho
Maamulka Somaliland.
Soomaaliland iyo Putland oo madaxa iskula jira "Sababta?"
Maamuladda Soomaaliland iyo Putland ayaa waxaa la sheegayaa in ay madaxa ay isku la jiraa xilli maamulka Soomaaliland uu ku hanjabay in uu qabsan doonno Magaaladda Garowe.