Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo soo dhoweeyay dhalinyarada ka soo goosaneysa Al-Shabaab

0
Friday September 26, 2014 - 11:13:57 in Wararka by
  • Visits: 1039
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo soo dhoweeyay dhalinyarada ka soo goosaneysa Al-Shabaab

    Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay dhalinyarada ka soo goosaneysa Al-Shabaab ee isku soo dhiibeysa dowladda Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay dhalinyarada ka soo goosaneysa Al-Shabaab ee isku soo dhiibeysa dowladda Soomaaliyeed.
Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay dhalinyarada ka soo goosaneysa Al-Shabaab ee isku soo dhiibeysa dowladda Soomaaliyeed.

Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in wanaagsan tahay in dhalinyarada la qalday ee u dagaalanta Al-Shabaab inay isa soo dhiibaan, kana faa'ideystaan cafiska ay dowladda u fidisay.

"Waxaa soo dhoweyneynaa dhalinyaradii ajiibtay baaqii cafiska ee 45-ta cisho, waxaa u sheegeynaa dhalinyarada la qalday ee Al-Shabaab u dagaalanta inay isaga soo baxaan kooxdaas gabalkeeda dhacay"ayaa lagu yiri Bayaanka ka soo baxay Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna.

Sidoo kale waxaa bayaanka looga codsaday dowladda Soomaaliyeed inay xarumo lagu xareeyo u sameyso dhalinyarada isa soo dhiibta, si ay ugu helaan daryeel caafimaad, waxbarasho iyo adeegyada muhiimka ah.

Ugu dambeyn Bayaanka Golaha sare Culumaa'udiinka Ahlusuna ayaa waxaa lagu sheegay inay mudada 45-ta cisho ee cafiska la kordhiyo, si ay uga faa'ideystaan dhalinyarada doorka ku jira, ayna uga soo baxaan ka mid ahaanshiyaha kooxda Al-Shabaab.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip