Xulka Talyaaniga oo u yeeray ruug cadaaga Andrea Pirlo (Waa maxay sababta?)

0
Monday October 06, 2014 - 20:50:52 in Wararka by
  • Visits: 2610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Talyaaniga oo u yeeray ruug cadaaga Andrea Pirlo (Waa maxay sababta?)

    Ciyaaryahanka Juventus Pirlo ayaa rabay inuu ka fariisto ciyaaraha xulkiisa laakiin waa uu badalay go'aankiisa kadib markii Antonio Conte lagu badalay Cesare Prandelli.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka Juventus Pirlo ayaa rabay inuu ka fariisto ciyaaraha xulkiisa laakiin waa uu badalay go'aankiisa kadib markii Antonio Conte lagu badalay Cesare Prandelli.
Andrea Pirlo ayaa markale dib looga wacay xulka Italy ee ciyaaraya Isreeb reebka loogu soo baxayo koobka Adduunka ee sanadka 2016 ee wajahaya Azerbaijan iyo Malta kadib markii uu dhaawac soo gaaray Giacomo Bonaventura.

Giacomo Bonaventura oo kamid ahaan lahaa xulka Conte ayaa dhaawac looga saaray xerada tababarka.

Ciyaaryahanka Juventus Pirlo ayaa rabay inuu ka fariisto ciyaaraha xulkiisa laakiin waa uu badalay go’aankiisa kadib markii Antonio Conte lagu badalay Cesare Prandelli.

Websetka rasmiga ee xiriirka taliyaaniga ayaa lagu xaqiijiyay in Antonio Conte uu xulka ugu yeeray Andrea Pirlo kaas oo seddex bilood garoomada dhaawac ugu maqnaa.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip