Kulan ay isugu yimaadeen dhallinyarada 17-ka degmo ee gobolka Banaadir ayaa waxay uga hadlayeen yoolka ay hiigsanayaan 3-da bilood ee soo socota, waxayna dhallinyaradu siyaabo kala duwan uga hadleen qorshaha looga hortegayo fikradaha qaldan ee kooxaha xagjirka ah ka wadaan dalka, mar haddii kooxda Al-Shabaab laga saaray dalka intiisa badan.

Guddoomiyaha Hay'adda CCD Md. Ciise Axmed Cumar oo ka mid ahaa madaxdii ka qeyb gashay kulanka dhallinyarada 17-ka degmo ee gobolka ay ku yeesheen Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in dhallinyarada gobolka ay horseed u noqdaan ka badbaadinta shacabkooda kuwa isku dayaya inay mar kale dalka geliyaan dagaallo lagu hoobto, isagoo ku booriyay in dhallinyarada ay dardar geliyaan wacyi gelinta asaagooda ku haray kooxda Shabaab, la shaqeynta ciidamada amniga iyo isku xirka dhallinyarada.
Gudd. Ciise: "Waa inaan la nimaadnaa qorshe aan ku baabi'ineyno fikradaha qaldan ee cadowgeena" + VIDEO
Kulan ay isugu yimaadeen dhallinyarada 17-ka degmo ee gobolka Banaadir ayaa waxay uga hadlayeen yoolka ay hiigsanayaan 3-da bilood ee soo socota, waxayna dhallinyaradu siyaabo kala duwan uga hadleen qorshaha looga hortegayo fikradaha qaldan ee kooxah