David Luiz oo ammaan kala dul dhacay Leonel Messi

0
Thursday December 11, 2014 - 13:25:35 in Sports by
  • Visits: 4082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    David Luiz oo ammaan kala dul dhacay Leonel Messi

    Daafaca kooxda Paris Saint Germain David Luiz ayaa shaaca ka qaaday inuu la dhacsan yahay qaab ciyaareedka laacibka kooxda Barca ee Leo Messi isagoo amaan ugu qubeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca kooxda Paris Saint Germain David Luiz ayaa shaaca ka qaaday inuu la dhacsan yahay qaab ciyaareedka laacibka kooxda Barca ee Leo Messi isagoo amaan ugu qubeeyay.
Messi ayaa barbareeyay gool uu dhaliyay Zlatan Ibrahimovic, ka hor inta uusan Neymar hogaanka u dhiibin Barcelona qeybtii hore ciyaarta, Suarez ayaana gool kusoo afjaray ciyaarta taasoo guusha siisay Barcelona.
"Wey naga wanaagsanayeen, waxeyna heysteen weerar aan caadi aheyn, Messi waa cajiib waana xidiga ebid ugu wanaagsan dunida Adibkeey isagoo kale ma arkin” Ayuu David Luiz u sheegay Canal+

"Sidoo kale Barcelona waxey leedahay macalin weyn iyo ciyaartoy kale oo waaweyn” ayuu mar kale yiri David Luiz.

Dhanka kale guuldaradii soo gaartay kooxda Paris Saint Germain waxey u hogaamisay iney kusoo baxaan booska labaad isla markaana y ku dhacaan kooxaha kaalmaha koowaad kusoo baxay groupyada kale marka laga reebo Monaco oo ay isku horyaal ka yimaadeen.

"Haatan ayaan ka fakareynaa talaabada xigta, kulanka xiga waa mid adag, waana inaan garaacno cid walba oo naga hortimaada”.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip