Madaxweynaha Jabuuti Cismaciil Cumar Geelle Oo Sheegay In Kurnel Xumud Uu Waqtiga Ka Dhamaday

0
Tuesday January 06, 2015 - 09:53:25 in Wararka by Axmed Abukar
  • Visits: 1439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jabuuti Cismaciil Cumar Geelle Oo Sheegay In Kurnel Xumud Uu Waqtiga Ka Dhamaday

    Madaxweynaha Jabuuti Mudane Cismaaciil Cumar Geelle oo la hadlay Warbaahinta ayaa soo hadal qaaday wax salka u ah Khilaafka inta badan soo kala dhexgala Madaxda Dowladda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Cismaaciil Cumar Geelle oo la hadlay Warbaahinta ayaa soo hadal qaaday wax salka u ah Khilaafka inta badan soo kala dhexgala Madaxda Dowladda Soomaaliya.

Cismaaciil Cumar Geelle Oo Hadal Kiisa Siiwata ayaa sheegay in wax soo Cel celiya Khilaafka Madaxda Dalka Soomaaliya uu yahay Qaladaad ku jira Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya islamarkaana loo bahan yahay in la saxo Dastuurka KMG ah si looga baaqsado Khilaafka Soomaaliya hareeyay.

Sidoo kale Madaxweynaha Jabuuti Mudane Cismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay Xilka qaadistii lagu sameeyay Kornel Cali Aadan Xumud,waxaana uu sheegay in Xumud uu waqtigii ka idlaaday sidaana Xilka looga qaaday.

"Kornel Cali Aadan Xumud Waqtigii ayaa ka Idlaaday oo sidaa ayaa Xilka Ku Wayay ,waxaana badal Looga Dhigay Afhayeen kale oo u dhashay Dalka Kenya”ayuu yiri Madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip