Alshabaab oo War cusub kasoo saartay Qaraxi Maanta

0
Friday February 20, 2015 - 23:55:33 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 963
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alshabaab oo War cusub kasoo saartay Qaraxi Maanta

    War qoraal ah oo lagu daabacay Xarakada Al Shabaab ayaa waxa warbaahintooda lagu daabacay in iyagu ay ka dambeeyeen weerar khasaaro badan dhaliyey oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo lagu daabacay Xarakada Al Shabaab ayaa waxa warbaahintooda lagu daabacay in iyagu ay ka dambeeyeen weerar khasaaro badan dhaliyey oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Al Shabaab waxay sheegeen inay halka weerarka ka dhacay oo ah Hoteelka Central gudihiisa Degmada Xamar Weyne ay ku jireen Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya.

Waxay Idaacada Afka Al Shabaab ku hadasha ee Al Andalus ay baahisay inay dib kasoo gudbin doonaan Saraakiisha Al Shabaab oo ka warbixinaya weerarkaasi waxaana loo maleynayaa inuu hadli doono Afhayeenka Ururka Al Shabaab Cali Dheere.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip