Masuuliyiin ku Dhaawacantay Qaraxii Hotelka Cantaral oo Imaaraadka carabta Loo qaaday

0
Sunday March 01, 2015 - 11:26:15 in Wararka by
  • Visits: 1502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiin ku Dhaawacantay Qaraxii Hotelka Cantaral oo Imaaraadka carabta Loo qaaday

    Waxaa Maanta Caafimaad Dibada ah oo Qadayaa Dadkii Dhaawacyada Halista Ahi ay kasoo Gaareen Qaraxii 20;bishii lasoo Dhaafay ka dhacay masjid ku Yaal Gudaha Hotelka Centaral Ee Magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maanta Caafimaad Dibada ah oo Qadayaa Dadkii Dhaawacyada Halista Ahi ay kasoo Gaareen Qaraxii 20;bishii lasoo Dhaafay ka dhacay masjid ku Yaal Gudaha Hotelka Centaral Ee Magaalada Muqdisho

Dhaawacyada Halista ah oo Tiradooda Lagu Sheegay ilaa 43 Ruux ayaa Maanta Waxaa laga Qaaday ilaa 13 qof kuwaasi oo loo Qaadayo Dalka Isku Taga Imaaraadka carabta Kaasi oo Balan Qaaday in uu Daaweynaayo Dhaawacyada Dadkii Qaraxii Waxyeladu kasoo Gaartay

Wasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa sheegtay in tirada dhaawacyada dalka dibadiisa loo qaadayo ay gaarayaan ilaa iyo 13, kuwaasi oo ay sheegtay in la geynayo xarumo caafimaad oo ku yaalla dalka Isugtaga Imaaraadka Carabta.

Sidoo kale Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho oo laga Duulinayay Dhaawacyada ku sugnaa oo ka Hadlay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye ayaa sheegay in codsiyo ay u gudbisteen dalal kale si adeegyo caafimaad oo dibadda ah loogu qaado tiro kale oo caafimaad dibadda ah u baahan.

Dhaawacyada oo ay ku Jiraan masuuliyiin ka Tirsan Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa Waxaa Qaaday Ilaa iyo labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta
Qarax Ismiidaamin ah oo 20’Bishii lasoo Dhaafay ka dhacay Masjid ku Yalla Gudaha Hotelka Cantaral Ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ay waxyeello kasoo Gaaray Masuuliyiin ka Tirsan Dowlada Soomaaliya


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip