Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Stete Cali Khaliif Galeyr ayaa Waxaa uu ka Hadlay Colaada Ka Taagan Gobolada Sool iyo Sanaag Waxuuna sheegay in ayna Mar'naba ka Tanasuli Doonin Maamulka Khaatuma oo uu sheegay in uu yahay mid ay dhisteen Dadka Reer Khaatumo
Cali Khaliif Galayr Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ayaa sheegay in marnaba gacmaha ka laaban doonin fara galinta Ciidamada maamulka Soomaaliland ay ku hayaan Degaanada Maamulka Khaatumo Sida uu Yiri
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa waxaa uu Maamulka Puntland Ku Eedeyay in ay Daadaasi Dhul Balaarsi ah ku Hayaan Deegaanada maamulka Khaatumo Waxuuna sheegay in ayna Taasi Marna'ba ka Fileyn Maamulka Puntland Maadaama ay Wali U Taagan yihiin Midnimada Umadda Soomaaliyeed
Sidoo kale Cali Khaliif galeyr ayaa waxaa uu Dowlada Soomaaliya Ku Eedeyay in ayna Maamulka Khaatumo iyo Rabitaanka Shacabka Reer Khaatumo Marna'ba Tixgalin
Maamulka uu Hogaamiyo Cali Khaliif Galeyr ayaa waxaa uu Dagaal siyaasadeed Kula Jiraa Maamulada Soomaaliland iyo Khaatumo
Dhageeyso:-`''Cali Khaliif Galeyr Haddii Dadku Ku Raacsan yahay Maxaad u leyneysaa',',
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Stete Cali Khaliif Galeyr ayaa Waxaa uu ka Hadlay Colaada Ka Taagan Gobolada Sool iyo Sanaag Waxuuna sheegay in ayna Mar'naba ka Tanasuli Doonin Maamulka Khaatuma oo uu sheegay in uu yahay mid ay dhisteen Dadka R