Dhageeyso:-Xildhibaan Dalxa Soomaalida Sacuudiga Lama Takoori Karo''

0
Sunday March 15, 2015 - 13:15:02 in Wararka by
  • Visits: 1265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Xildhibaan Dalxa Soomaalida Sacuudiga Lama Takoori Karo''

    Xili Dalka Sacuudiga cabsi In Al-shabab iyo Daacish ay Weerar ku Qaadaan Awgeed Isgaarsiinta Dalkaasi hawada looga Saaray ayaa waxaa Halkaasi Ay Xaalad Adagi kusoo Wajahday Soomaalida Ku Nool kuwaasi oo Haatan lasoo Warinaayo in Iyaga Bartilmaameedku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Dalka Sacuudiga cabsi In Al-shabab iyo Daacish ay Weerar ku Qaadaan Awgeed Isgaarsiinta Dalkaasi hawada looga Saaray ayaa waxaa Halkaasi Ay Xaalad Adagi kusoo Wajahday Soomaalida Ku Nool kuwaasi oo Haatan lasoo Warinaayo in Iyaga Bartilmaameedku yahay Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Dibada Baarlmaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka Hadlay Armhaasi Waxuuna sheegay in uu Jiro Shacri ka Dhaxeya Dalalka Carabkaasi oo Faraya Dal Walbo in uu Dadka Carabta ah Ee Ku Nool uu Shaqo u Abuuro Soomaaliyana ay ka Mid tahay Dalalka Carabta Maxamed Cumar dalxa Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Dibada Baarlmaanka Soomaaliya ayaa Xusay ina aan Soomaalida ku Nool Dalka Sacuudiga aana Si Gooni ah loo Takoori karin oo ay la Siman Yihiin Dadka kale Ee Ajaaniibta ah Ee Gudaha Dalkaasi Ku Nool Dalka Sacuudiga ayaa waxaa Ku Nool Soomaali aad u Tira Badan kuwaasi oo Halkaasi Ka shaqeyso iyadoo Marar Bdan Lasoo Wariyay in Dalka Sacuudiga lagu Dhibaateyay Soomaali Dalka Sacuudiga ayaa waxaa Isgaarsiinta Hawada laga Saaray Muddo Sedax Maalin ah ka Dib markii la Dareemat Cabsi Dhanka amaanka ah Waxaana La Xisay Safaarada Mareynkanka uu ku lahaa Dalkaasi
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip