saraakiisha Ciidamada Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya Ee ku sugan Gobolka Geddo ayaa waxaa ay sheegeen in ay Todobaadkaan Gudahiis ay Gacanta ku dhigayaan Degmada Baardheere Ee Gobolka Geddo ay Haatan ka Arimiso al- shabab
saraakiisha Ciidamada Dowlada Federaalka Ah Soomaaliya Oo la Hadlay Idaaacadda Simba Ee magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ay sheegeen in ay Haatan u Diyaar Garoobeen Siddii ay Weerar ugu Qaadi Lahaayeen Degmada Baardheere Ee Gobolka Geddo iyo Deegaanada hoos Tago oo ah Degmada Kaliya Ee Shabab ay ka Maamulaan Gobolka Gedo
Shabab ayaa Waxaa ay Haatan ka Arimiyaan Degmada Baardhere Ee Gobolka Geddo oo ah Halka Degmo oo ay kaga Sugan yihiin Gobolka Gedo Waxaa ay Warar ku sheegayaan in ay Ciidamo aad u Tira badan soo Dhoobeen Halkaasi
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Waxaa Suura Gal ah in ay Weerar ay sheegeen in ay ku Qaadayaan baardheere ay ku Wehliyaan Ciidamada Kenya Ee Gobolka Geddo ku sugan kana Tirsan Howlgalka Midowga Afrika Ee Amisom
Dadka shacabka ah Ee Ku Nool Baardheere ayaa Waxaa Hadda lasoo Warinayaa in ay Bilaabeen Barakac Baahsan iyagoo ka Baqanaayo IN dushooda lagu Diriro
Saraakiisha g.Gedo oo sheegay in ay Baardheere ku Wajahan yihiin
saraakiisha Ciidamada Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya Ee ku sugan Gobolka Geddo ayaa waxaa ay sheegeen in ay Todobaadkaan Gudahiis ay Gacanta ku dhigayaan Degmada Baardheere Ee Gobolka Geddo ay Haatan ka Arimiso al- shabab saraakiisha Ciidama