(Aragti) Doorasho qof iyo cod ah in la gelayo ayaa kor loo sheegayaa.

0
Friday February 28, 2020 - 23:21:38 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Aragti) Doorasho qof iyo cod ah in la gelayo ayaa kor loo sheegayaa.

    Faahfaahinteeda waxaa ku dhex qarsoon in magaalada Soomaalida ugu badani ay deggan tahay aan laga codeyn doonin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faahfaahinteeda waxaa ku dhex qarsoon in magaalada Soomaalida ugu badani ay deggan tahay aan laga codeyn doonin.
 

Waa waalli nooc cusub ah. Nooca 2020.

Ka dhig doorashada qof iyo cod oo muwaaddin kasta iyo magaalo kasta u fasax in ay qayb ka ahaadaan.

Ama qof iyo cod ma heyside u hel magac kale oo aan dadweynuhu ku marin habaabin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip