Wiil Soomaliyeed oo JACEYL dartiis isku Jar-jaray! (Qiso Xanuun Leh oo sawirro wadata)

1
Tuesday April 21, 2009 - 19:53:52 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 7145
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Soomaliyeed oo JACEYL dartiis isku Jar-jaray! (Qiso Xanuun Leh oo sawirro wadata)

    Jacayl Sakiin Malagu Qoray Dhiig Malooga Keenay? Jacayl Aan Lagula Wadin Waqtigaaga Yuu Lumin Warabaha Ku Cunayo Wehel Kuuma Noqonayo: Aadan Jaceelo oo Nabar Naxdin Leh u Geystay Jirkiisa Taasi oo Uu Ku Bandhigaayey Inuu Jacal Yahay Gabar Lagu Magaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jacayl Sakiin Malagu Qoray Dhiig Malooga Keenay? Jacayl Aan Lagula Wadin Waqtigaaga Yuu Lumin Warabaha Ku Cunayo Wehel Kuuma Noqonayo: Aadan Jaceelo oo Nabar Naxdin Leh u Geystay Jirkiisa Taasi oo Uu Ku Bandhigaayey Inuu Jacal Yahay Gabar Lagu Magacaabo Xaliimo oo Aanu Waxba Kala Qaban Jacaylka uu Isu Jar-Jaray Aadan Jaceelow Ayaa Jawaab uga Dhogtay Jacayl Maxaa Ladhahaa? Isagoo Runtii Aadan Madaxa Lu Layo Islamarkaana Ilmoonayo ayuu Yiri. Xaliimo Waan Ku Jeclahay Jacayl Aan Kuu Qabana Maahan Mid Lasoo Koobi Karo Ee Ila Yagleel Jacaylka.

 
Waxaa Marag Madoonta ah In Qofki La Jeclaado uu Yahay Qofka ugu Nasiibka Badan Dunida Hase Ahaatee Waa Ay Calfan Weyday Jacaylka uu Uqaaday Aadan Jaceelow Xaliimo Iyadoo Nasiib Daro Taahay In Laga Faa iideeysan Waayey Fursadaa Qaaliga.

 
  Aadan Jaceelow oo Intaa Ka Gadaale Talo Ka Qaatey Dhaawicii uu Ku Bandhigayey Jacayl Taasi oo Micneheedu Ahay Waan Ku Jeclahay Xaliimo Ayaa Bilaabay Inuu Nac Lixaad Leh Ee uu Mar Kale Ku Jar-jaray Jirkiisa ugeystay  Kadib Markii uu ogolaansho Ka Waayey Qofkii uu Jacaylka Gooniga u Qaaday Inkastoo Ay Ka Faa iideysan Weyday Qalbiga uu u Hibeeyey Aadn Jaceelow Xaliimo.

 
Inkasta oo Dadka Wax Jeclaado Ay usuurtoobi Weydo In Laga ogolaado Codsiga ayaa Misana Waxaa Jira Inay Halis Geliyaan Noloshooda Maadaama ay u Cuntami Weydo Aduunka.
 
Daacadnimada iyo Wax isu Sheegidda Waa Muhiimadda ugu Weyn Ee Lagu Gaari Karo Xiriirka Ka Dhaxeeye Bar Baarta Amaba Raga Iyo Dumarka Taasi oo Weliba Ah Furaha Keliya Ee Horumariya Xiriirka.

 
Kolkii uu Biyaha Ku Shubayey Gacanta Taa oo uu kala Kolahaa Inuu Iska Meyro Magicii ugu Qornaa Gacanta Hase ahaatee Waxaa Jirtey Haraa Ka Go,i Weyday Gacanta oo Danta Ku Qasabtey Inuu Sakiin Af Leh u Adeegsado Inuu Ku Qalo.Waxaana ay Gacanta Isu Bedeshay Nabar Hor Leh oo uu kula luudo Dhaqaatiirta Magaalada Cape town.

 
Runtii Aadan Cali Sabriye Waxa uu Ku caanbaxay Erayo Macaan Iyo Nabar Naxdin Leh uu Ku Muujiyo Jacaylka.
 
Aadan Jaceelow oo Aan Kula Kulmay Xaafadiisa oo Ku Taalo Bellville south Ayaa iiga Warbixiyey Sida uu Markale Dhaawaca ugu Geystay Jirkiisa.

 
Su,aasha Ugu Horeysa Ayaa Waxa Aan Dusha Kaga tuuray. Marka Aad Sakiinta Ku Jartay Maxaad Dareentay? Anigoo Caloosha Ka Wal Walsan.
 
Jawaab: Run Ahaantii Waxa Aan Dareemay Xanuun Heer Sare oo Xitaa Dhulka Igula Yaraaday Anigoo Misna Hoosta Iska oranayey Waa Maxay Dhulka Miyaa Gariiraya.

 
Xanuunka uu Ka Qaaday Dhaawaca uu Ku Meyrayo Erayadii Gacanta ugu Qornaa Ayaa Waxa uu Ka Curiyey Erayo Macaan oo Calaacal Ah.
 
 Waxaa Kamid Ah erayada Hoos Ku Xusan:
 
Ruuxii Wax Gardaa Goobbaa Lala Fariistaa. Ruuxii Gob ah baa Guul Lala Wadaagaa. Ruuxii Geysiyaa Garab Loo Huraa. Ruuxii Gar Gooyaa Goli Lala Tagaa. Ruuxii Gob Ah Baa Guur Loo Hibeeyaa. Adna Garo Sheekada Kuu Guud Marayaa. Adna Garo Garaadow Hadaad Garasho Leedahay. Hadaad Garatay Sheekada Jawaabteeda ii Keen.

 
Dabcan Erayadaa Macaan Waxaan Filayaa In Dad Badan Ay Madaxa u Lu Layaan Maadama Ay Ku Saleysan Yihiin Wanaaga Iyo Suubanaanta Xiriirka Jacaylka.
 
Runtii Aadan Jaceelow oo Ah Aabaha Jacaylka South africa Iyo Mu.alif Da,yar Ayaa Sidoo Kale Ka Codsaday In Aan Weydiiyo Su.aal Yar Iasgoo Iaga Aqbalay Ayaan Weydiiyey.
 
Su.aal: Sxb Maku Calaa Cashay Bar Baarta Ama Dhalinta Soomaalyeed Gaar Ahaan Gabdhaha Yar-yar Ee Caashaqa Jecel? Ama Qadariya Xuquuqda Jacaylka.
 
Jawaab: Aadan Jaceelow Runtii Iminka Waxaa I Xasuusisay Tix Calaa Cal Ah oo Aan U Diyaariyey Gabdhaha Indha Indheeya Caashaqa / Jacaylka.
 
Yaa Gob Ah oo Guul Ilawadaago. Yaa Wax Garad ah oo Garta ii Qaado. Yaa Geesi Ah oo Guusha ii Hibeeyo. Yaa Gabar Ah oo Gooni Ila Tagaa. Yaa Gabar ah oo Jacaylka ii Aqbalo. Yaa Gabar Ah o Gar Loo sheegtaa. Yaa Gabar Ah oo Haa Iyo Maya ii Kala Saaro. Guurkasa Haduu Calaf Yahay Jacaylkana Muxuu Noqonkaraa?
 
Waa Su,aal Runtii Ladoonayo In Looga Shaqeysiiyo Keydka Xusuus Dhowrka Ee Maskaxda Aqristow Jawaabtaada Iyo Wixii Talo Iyo Tusaale ah Ugu Dir Email-kiisa:
 
 Aadanjaceelow@hotmail.com Ama Sms-kudir Telkiisa +27731450045
 
Mustafa Xasan Cali
Mustafaxasan737@hotmail.com
 
 Cape town south africa

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip