Dagaal Dhex Maray Ciidamo ka Taabacsan Kaxda iyo Dharkeenleey(Dhageeyso)

0
Monday May 04, 2015 - 15:19:36 in Wararka by
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Dhex Maray Ciidamo ka Taabacsan Kaxda iyo Dharkeenleey(Dhageeyso)

    Maanta Duhuradda Dagaal Ayaa waxaa uu Agagaarka Xeradda Asluubta waxa uu ku dhex maray ciidamo kala taabacsan degmooyinka kaxda iyo Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta Duhuradda Dagaal Ayaa waxaa uu Agagaarka Xeradda Asluubta waxa uu ku dhex maray ciidamo kala taabacsan degmooyinka kaxda iyo Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir Dagaal oo ay Ciidamaddu isku adeeg sadeen Qoryaha Fudud ayaa waxaa la sheegay in uuna dhalin wax Qasaaro ah hasa'yeeshee uu Saameeyn ku yeeshay isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha 

Dagaalka ayaa Yimi Ka Dib Markii Ciidamo ka Tirsan Kuwa Maamulka Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir ay Amar ku Bixiyeen in La Joojiyo Dhismo uu amray maamulka Degmadda Kaxda Waxaana Halkaasi Soo Gaaray Ciidamo ka Socda Kaxda

Muran ka Dib ayaa waxaa la sheegay in uu Halkaasi kadhacay Dagaal Toos waxaana Halkaasi Ku Kala Cararay Dadkii Dhismaha waday sidda uu Warsheekh Warqabadkeedda Muqdishou Xaqiijiyay Mid ka mid ah Dadka Deegaanka 

Gudoomiyaha Waaxda Faarax Shiikh Cabdulqaadir oo ah waaxda uu Dagaalku ka Dhacay oo warbaahinta la Hadlay ayaa Waxaa uu sheegay in ay Haatan Ciidamadda kala Qadeen Xaaladduna Tahay Mid Xasiloon oo ay Soo gaareen Gudoomiyayaasha Degmooyinka kaxda iyo Dharkeeynley

waxaa uu intaasi ku Daray in uu Dagaalkaas ku Dhacay iska Warqab La'aan Labada Ciidan ah 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip