Hooyo heysata 4 carruur ah oo kamid ah qoysaskii ka yimid wadanka Yemen ayaa sheegtay inaysan weli helin gurmadkii ay rabeen.
hooyadan oo afarta carruurta ah oo ay dhashay ay yihiin Yamaniyiin ayaa ku sugan xarunta Jaaliyadda carabta ee magaalada Muqdisho.
Waxa ay sheegtay inay jiraan dhibaatooyin badan isla markaana aysan helin gurmadkii ay ka sugayeen bulshada Soomaaliyeed.
Dowladda Soomaaliya ayay sheegtay iyo shacabkaba inay ka heleen gurmad aan sidaasi u weynayn isla markaana ay u baahan yihiin gacan qabasho xoog leh.
Waxayna ugu baaqday intii Alle wax siiyay inay soo caawiyaan walaalahooda ku dhibban halkaasi.
Wariyaha Saadaal Media Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa qadka telefoonka kula xiriiray oo kala sheekeystay xaaladdooda.
Dhageeyso:-Dhibaatadda Yemen Hooyo ka sheekeeyneeyso''ooyin la Shibin Wayay''
Hooyo heysata 4 carruur ah oo kamid ah qoysaskii ka yimid wadanka Yemen ayaa sheegtay inaysan weli helin gurmadkii ay rabeen.