Cumar Xasan Albashiir oo South Africa lagu xayiray

0
Sunday June 14, 2015 - 17:52:19 in Wararka by
  • Visits: 1454
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cumar Xasan Albashiir oo South Africa lagu xayiray

    Maxkamad ku taasha dalka Koofur Afrika ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo madaxweyna Al-bashiir ka hor istaagaya inuu dalkaasi ka baxo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad ku taasha dalka Koofur Afrika ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo madaxweyna Al-bashiir ka hor istaagaya inuu dalkaasi ka baxo.
Maxkamadda ayaa sheegtay in madaxweynaha ay waajib ku tahay inuu dalkaasi joogo illaa go’aan laga gaaraayo dalabka ICC ee ah in lagu wareejiyo iyo inkale.

Maxkamadda Koofur Afrika ayaa dooneyso inay go’aan ka gaarto haddii ay xirayaan oo ICC ay ku wareejinayaan iyo inkale.

Mr al-Bashir – oo hadda ku sugan magaalada Johannesburg oo uu uga qeybgalaayo shirka midowga AFrika, ayaa waxaa dacwad ku oogtay maxkamadda dembiyada caalamka ee ICC oo ku eedeyneysa inuu dembiyo dagaal geystay.

Midowga Afrika ayaa horey u diiday inuu arrintaasi ICC kala shaqeeyo.Laakiin, xubin ahaanta Koofur Afrika ee ICC, waxaa waajib ku ah in Al-Bashiir ay xirto.

Lakin Qaar ka Mid Ah Hogaamiyaasha Afrika Ee shirka Ka Qeyv galaya Ayaa U muuqanaya Kuwo diidan go’aankani maxkamada waxayna dalka kala hadlayana Inaysan Aqbalin go’aankani

Source:BBC Somali

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip