Dhageeyso:-Cabdi qeybdiid''Dastuurka Goboladda Dhexe in aan sameeyno Xaq beey noo aheed''

0
Sunday June 21, 2015 - 08:35:29 in Wararka by
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Cabdi qeybdiid''Dastuurka Goboladda Dhexe in aan sameeyno Xaq beey noo aheed''

    Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Stete oo Magaaladda Gaal-kacyo Ee xarunta Gobolka Mudug ayaa Waxaa uu Markii Uggu Horeeysay Si Yaab Leh Ugga Hadlay dastuurka Maamulka Loo sameeynaayo goboladda mudug iyo gal-gaduud uu yeelannayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Stete oo Magaaladda Gaal-kacyo Ee xarunta Gobolka Mudug ayaa Waxaa uu Markii Uggu Horeeysay Si Yaab Leh Ugga Hadlay dastuurka Maamulka Loo sameeynaayo goboladda mudug iyo gal-gaduud uu yeelannayo

Dowladda Puntland waxay kaloo sheegtay in maamulka cusub ee shirkan lagu dhisayo uu horseedi doono saan saanta muuqata colaad ka soo cusboonaata dadka deriska ah ee nabadda ku wada noolaa mudada dheer.

Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah musharixiinta u taagan madaxtinimada maamulka Galmudug ee lagu dhisayo shirka magaalada Cadaado ayaa difaacay Dastuurka cusub ee maamulka loo ansixiyay, wuxuuna sheegay in Puntland-ba ay Dastuurkeeda ku qoratay degmooyin ay wada dagaan dad ka soo kala jeeda Maamuuladda Puntland iyo Galmudug.

Puntland ayaa Waxaa ay Shalay war Cad kasoo Saartay Dastuurka Lagu Ansisxiyay Magaaladda Cadaado kaasi oo ay Ku Tilmaamtay mid aan Dastuurka Dalka soomaaliya Waafaqsaneeyn

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip