Al-shabab oo sheegtay in ay Goowracday Gudoomiye Xigeenkii Leego

0
Saturday June 27, 2015 - 09:42:47 in Wararka by
  • Visits: 2446
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabab oo sheegtay in ay Goowracday Gudoomiye Xigeenkii Leego

    War ka soo baxay Al-shabaab ayaa logu sheegay in Gacanta ay ku dhigeen Gudoomiye Ku xigeenkii degmada Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose kadib dagaalkii shalay ka dhacay deegankaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War ka soo baxay Al-shabaab ayaa logu sheegay in Gacanta ay ku dhigeen Gudoomiye Ku xigeenkii degmada Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose kadib dagaalkii shalay ka dhacay deegankaas
Sidoo kale al-shabaab ayaa sheegay in degmada leego ee Gobolka shabeelaha Hoose ay ku gowraceen nin Turjumaan u ahaa ciidamada Burundi ee Fariisimaha ku lahaa dagmada Leego ee Gobolka Shabeelaha hoose

Al-shabab ayaa magaca Ninkaan ku sheegay Xasan Madayle wuxuuna ahaa guddoomiye ku xigeenka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxayna ku gowraceen duleedka leego sida laga sheegay idaacadaha Al-shabaab afkooda ku hadla

Shalay ayay markii dagaalo culus ay ka Dhacayn deeganka Leego ee Gobolka shabeelaha Hoose iyadoona al-shabaab ay sheegteen mas’uuliyada weerarkaas
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip