Rasmi: Weeraryahankii Manchester City Ee Steven Jovetic Oo Ku Biiray Kooxda Inter Milan Kadib Markii Uu Ka Gudbay Tijaabada Caafimaadka

0
Wednesday July 29, 2015 - 00:04:40 in Sports by
  • Visits: 2635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi: Weeraryahankii Manchester City Ee Steven Jovetic Oo Ku Biiray Kooxda Inter Milan Kadib Markii Uu Ka Gudbay Tijaabada Caafimaadka

    Weeraryahankii kooxda Manchester City ee dalka ingiriiska Stevan Jovetic si rasmi ah ugu biiray kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga kadib markii uu ka gudbay tijaabada caafimaadka ee uu maanta umarayay kooxda Inter Milan si uu u dhameystiro heshii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahankii kooxda Manchester City ee dalka ingiriiska Stevan Jovetic si rasmi ah ugu biiray kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga kadib markii uu ka gudbay tijaabada caafimaadka ee uu maanta umarayay kooxda Inter Milan si uu u dhameystiro heshiiska uu ugu biirayo kooxdaas oo uu kaga soo biirayo dhanka Man City.


Jovetic ayaa ku jahwareeray kubada xooga ku dhisan e dalka ingiriiska tan iyo markii uu kooxda Man City uga yimid dhanka kooxda ree talyaani ee Fiorentina waxaana waayihiisii ciyaareed ee Etihad Stadium ragaadiyay dhaawacyo iyo kursiga keydka kooxda oo noqday shaqadiisa ugu badan ee Manchester City.

Jovetic thumb

Inter ayaa si weyn u dooneysay in weeraryahanka reer Serbia ay ku soo celiso dalka talyaaniga oo uu waayo ciyaareed oo fiican uu hore ugu qaatay waxayna u muuqataa in ugu danbeyn la dhameystirtay manta heshiiska uu kooxdaan ugu soo wareegayo.

Jovetic Stefan


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip