Madaxweyne Hollande ayaa halkaas ku daawanayay cayar dhaxmaraysay kooxda qaranka iyo koox ka socoto dalka Jarmalka.
Goob lagu caweeyo ayaa la sheegay in dablay ay ku haystaan illaa iyo 60 qof. Baliiska ayaa halkaa gaaray.
Sawir qaade katirsan BBC-da oo joogay goobtaasi ayaa sheegay in uu arkay maydadka illaa iyo 10 qof.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391429
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83545
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67433
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 54986
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53270
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49863
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43774
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43124
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37578
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37558
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 576
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 678
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 674
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 610
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 680
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 698
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 573
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 957
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 788
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 704
26 qof ku dhimatay weeraro ka dhacay Paris
Baliiska dalka Faransiiska ayaa sheegay in 26 qof ay ku dhinteen weeraro isxig-xiga oo ka dhacay caasimada Paris. Rasaas iyo qaraxyo ayaa laga maqlay laba goobood oo ku yaalla waqooyi beri caasimadda. Qarax kale waxaa laga maqlay garoonka cayaaraha e