Dibad,baxyo Rabshado wato ooka Kadhacay Magaalada Mandheera ee G/Waqooyi bari Kenya

0
Tuesday December 29, 2015 - 04:46:39 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibad,baxyo Rabshado wato ooka Kadhacay Magaalada Mandheera ee G/Waqooyi bari Kenya

    Dibadbaxyo rabshado wata ayaa ka billowday magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya kaddib markii ciidanka milateriga Kenya ay rasaas oodda uga qaadeen gaari shibil ah, iyagoo dilay labo qof, shan kalena dhaawacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dibadbaxyo rabshado wata ayaa ka billowday magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya kaddib markii ciidanka milateriga Kenya ay rasaas oodda uga qaadeen gaari shibil ah, iyagoo dilay labo qof, shan kalena dhaawacay.
Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in dadka la dilay looga shakiyay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, balse waxaa hadalkaasi beeniyay guddoomiyaha degmada Cali Roba, oo sheegay in dhibbaneyaasha ay ahaayeen "rakaab caadi ah”, isla markaana aanay jirin wax caddayn oo la xiriira inay walxo qarxa ku wateen gaariga.

Milateriga ayaa sheegay in walxo qarxa ay saarnaayeen gaariga, balse dadweynaha ayaa beeniyay.

Roba ayaa sheegay inuu tagay goobta ay wax ka dhaceen, wuxuuna sheegay inuusan walxo qarxa ku arkin gaariga.
Wuxuu ku baaqay in si deg deg ah loo baaro dhacdada.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip