
0

Waxa uuna tilmaamay in ujeedka uusan aheyn in la caqabadeeyo, balse kaliye ay u baahan yihiin inay daraaseeyaan gudiyo gaar ah oo arrintaasi loo xilsaaro.
Cumar waxa uu tilmaamay in qodobadaasi ay ka fiirsadeen, balse loo baahan yahay inay noqdaan qabyo qoraal, si looga wada tashto haddii ay jiraan waxyaabo soo kordhay.
R/wasaaraha waxa uu farta ku goday in isaga iyo xubnaha Beesha Caalamka ay dhan waliba ka fiirsheen qodobadaasi, balse ay muhiim tahay in la raaco haddalka Madaxweynaha Xasan Sheekh ee ahaa in dib loogu laabankaro qodobada qaar….
25/02/2024 - 22:02:33
25/02/2024 - 11:59:17
23/02/2024 - 02:21:07
21/02/2024 - 01:23:11
16/02/2024 - 19:37:49
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392207
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84132
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67980
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55524
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54037
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50377
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44284
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43641
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38739
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38227
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1739
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2285
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2093
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1856
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1941
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1839
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1900
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2353
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2299
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2065
R/wasaare Cumar ayaa bilaabay qorsho dib u eegis heshiiskii Puntland iyo DF Somalia
R/wasaare Cumar ayaa wada qorshe dib loogu noqonayo qodabadii uu u saxiixay Maamulka Puntland maadaama ay qodobada qaar yihiin kuwa In dib loo fiiriyo ah waxaana uu sheegay in qodobada qaar ay yihiin kuwo kulminaayo awoodo kaladduwan.