Al Shabaab Oo La Wareegay Degaanka Camaara Iyo Korodhi

0
Saturday July 16, 2016 - 13:56:30 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab Oo La Wareegay Degaanka Camaara Iyo Korodhi

    Wararka ka imaanaya Degaanka Camaara iyo Korodhi ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay saakay la wareegeen ciidamo ka tirsan al shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Degaanka Camaara iyo Korodhi ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay saakay la wareegeen ciidamo ka tirsan al shabaab.

Ciidamo ka tirsan ururka al shabaab ayaa saakay la wareegay gacan ku heenta degaanada Camaara iyo Korodhi ee koonfurta gobolka mudug.

Ilaa hada ma jiro mas’uul ka tirsan maamulka galmudug oo ka hadlay la wareegida ururka al shabaab ee degaanada maamulkaasi.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip