Saraakiil Ka Socota Booliska Dalka Mareykanka Oo Muqdisho Soo Gaaray

0
Sunday July 24, 2016 - 12:43:54 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Ka Socota Booliska Dalka Mareykanka Oo Muqdisho Soo Gaaray

    Saraakiil sar sare oo ka socotay Booliska dalka Mareykanka ayaa booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya kadib markii ay Casuumaad ka heleen Boliiska Somaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil sar sare oo ka socotay Booliska dalka Mareykanka ayaa booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya kadib markii ay Casuumaad ka heleen Boliiska Somaaliyeed.

Saraakiisha oo kala ah Hugo McPhee iyo John M. Harring ayaa sheegay in dowladda Mareykanka oo horeyba dhinaca tababarada ka caawineysey Soomaaliya, ay haatan diyaar u tahay inay bilowdo barnaamijyo ay labada dal isku weydaarsanayaan khibradaha shaqo iyo tiknoloojiyadda casriga ah.

Waxay sidoo kale la kulmeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke iyo saraakiil ka tirsan Booliska Soomaliya.

Dowlada Mareykanka ayaa kamid ah Dowladaha Soomaliya ka caawina Dhinaca Tababarida Ciidamada.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip