Shirka Maamul U Sameynta Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe Oo Mar kale Dib U Furmaya

0
Thursday August 04, 2016 - 17:07:30 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Maamul U Sameynta Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe Oo Mar kale Dib U Furmaya

    Qaban qaabo dib loogu furaayo shirka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa laga dareemaya magaalada Jowhar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaban qaabo dib loogu furaayo shirka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa laga dareemaya magaalada Jowhar.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe , ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka gobolka Shabeelaha Dhexe ay wadaan dadaalo dheeri ah oo dib loogu furaayo shirka magaalada Jowhar.

Qaar ka mid ah waxgaradka ayaa waxa ay sheegayaan in ay suurta gal tahay in uu dib u furmo shirka magaalada Jowhar.

Shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo SH/Dhexe ayaa waxaa hakad galiyay waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin waxgaradka gobolka Hiiraan oo kasoo horjeestay in ay ka qeyb galaan shirkaasi.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip