John Kerry Iyo Madaxweynaha Kenya Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah Ku Qaatay Dalkaasi + Sawirro

0
Monday August 22, 2016 - 20:02:46 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    John Kerry Iyo Madaxweynaha Kenya Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah Ku Qaatay Dalkaasi + Sawirro

    Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa kulamo la qaadanaya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, waxaana ay ka wada hadlayaan la dagaalanka Argagixisada iyo arimaha Qaxootiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa kulamo la qaadanaya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, waxaana ay ka wada hadlayaan la dagaalanka Argagixisada iyo arimaha Qaxootiga.

John Kerry ayaa sidoo kale Kenya kula kulmi doona Sideed Wasiir oo ka socda dalalka Afrika, isagoo kala hadli doono arrimaha Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan.

Wada hadaladaasi ayaa diirada lagu saari doonaa sidii xal loogu heli lahaa Arrimaha Soomaaliya iyo dagaalka sokeeye ee mar kale ka dilaacay magaalada Juba ee Caasimadda Konfurta Sudan.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka John Kerry, ayaa goor dambe ee shalay gaaray magaalada Nayrobi, isagoo maalinta Talaadada ahna uga sii gudbi doono magaalada Sokoto ee Galbeedka dalka Nigeria,kadibna waxa uu magaalada abuja kulan kula qaadan doonaa Madaxweynaha Nigeria Mohamed Buhari.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip