Maamulka Puntland Oo Shaaciyay Xubnaha Musharaxiinta Aqalka Sare

0
Saturday October 08, 2016 - 21:48:02 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland Oo Shaaciyay Xubnaha Musharaxiinta Aqalka Sare

    Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay liiska xubnaha musharaxiinta u taagan aqalka sare oo ka kooban 11 xubnood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay liiska xubnaha musharaxiinta u taagan aqalka sare oo ka kooban 11 xubnood.

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland C/llaahi Quraan jecel oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay iney u gudbiyeen liiska xubnahan gudigga heer qaran ee doorashooyinka dadban.

Liiska waxaa ku jira siyaasiyiin caan ah oo qaarkood ay ka mid yihiin musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaana ka mid ah Ra'iisul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Cumar C/rashiid, Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Faroole, Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Mahad C/lle Cawad, Jen.Maxamed Saciid Xirsi Morgan iyo siyaasiyiin kale.


Hoos ka Akhriso liiska Musharaxiinta maamulka puntland oo u taagan aqalka sare.


 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip